Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Nin lahaa 57 xaas iyo boqolaal caruur ah oo geeriyooday isagoo 74 jir ah (Sawirro)

Simon Odo, oo loo qayaan “Boqorkii Shaydaanka ayaa geeriyooday asagoo da’diisu ahayd 74, sida uu xaqiijiyey wiilkiisa Uchenna Odo.

Waxaa uu intaas ku daray in aabbihiis uu geeriyooday arooryadii hore ee Talaadadii, ka dib markii uu muddo yar xanuunsanaa.

Simon Odo ayaa ka soo jeeday tuulada Aji ee ku taal gobolka Enugu ee dalka Nigeria, halkaasoo uu ka ahaa wadaad sare oo caan ah.

Ninkan ayaa lahaa 57 haween ah oo uu guursaday kuwaasoo u dhalay carruur tiro beel noqday.

Waxa uu sheegay in uu shaydaannimada ka dhaxlay waalidkii iyo awoowayaashii balse waxa uu ku adkeystay in uusan caawin qof kasta oo raadiya sidii uu u dhibaateyn lahaa dadka kale ee la nool.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kooxdii ka dambeesay dilka Madaxweynaha dalka Haiti oo sir cusub laga helay

Cabdi Cade

Mareykanka oo ka qeyb qaatay dagaalkii Ceeldheer & DF oo War cusub soo saartay

Caydiid Ali

(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq

Caydiid Ali
Taboola Ads ---