Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Taliye Xijaar oo kulan xasaasi ah la qaatay Xoghayaha Guud ee INTERPOL

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee INTERPOL Jurgen Stock.

“Waxaan Magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska oo aan safar shaqo ku joogno kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee INTERPOL Jurgen Stock” ayuu yiri taliya oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa facebook

Waxaa uu intaas ku daray iney ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya CBS iyo Interpol ee ka hortagga danbiyada caalamiga ah iyo la dagaallanka argagixisada

Xoghayaha Guud ee INTERPOL Jurgen Stock ayaa sheegay in INTERPOL ay xiriir dhow iyo wada shaqeynba la leedahay booliska Somalia, ayna diyaar u yihiin iney xoojiyaan wada shaqeyntaas.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Daawo Sawirro) Wararkii u dambeeyey howlgalo ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Haan weyn oo kusoo caarisay Xeebta Ceel Macaan (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Maxaa keenay in Xisbiga Wadajir uu ka baxo Madasha Asxaabta Mucaaradka?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---