Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Puntland oo labo cisho fasaxday goobaha Waxbarashada & sababta ka dambeysa

Maamulka Puntland ayaa fasaxay qaar ka mid ah goobaha Waxbarashada, gaar ahaan iskuulada ku yaalla Garoowe, Boosaaso, Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 24-25-ka bishan la fasaxay iskuulada ku yaalla degmooyinkan, sababo la xiriira doorashooyinka goleyaasha degaanka ee halkaas ka dhacaya, kuwaasoo ay codeynayaan shacabka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Bishaaradii Mucjisada aheyd ee ALLE ugu deeqay Nebi Sakariye CS

admin

Ciidamada Booliiska oo Muqdisho ku qabtay Shabakad Caruurta xada kana ganacsata

Cabdi Cade

Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---