Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Khaliif Warsame Waasuge oo xilka laga qaaday & Masuul cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdisalaan Cabdullaahi Xaashi (Angola).

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda jeedinaya khudbad xasaasi ah

Caydiid Ali

DEG DEG: Guddoomiye degmo oo caawa la dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Dad fara badan oo loo xiray kufsi iyo dil Gaalkacyo loogu geystay wiil 11 jir ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---