Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Galmudug oo Maamul cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq

Wasaarada arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maamul  cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee degmada Caabudwaaq, ku-xigeenkiisa iyo xoghayaha degmada.

Hoos ka akhriso Wareegtada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xagee ku dambeeyay dagaalkii dhexmaray Mahad Salaad & Lafta gareen..?!

admin

Kumuu ahaa Bilaal-al-Sudani oo ciidamada Mareykanku ku dileen Somalia?

Caydiid Ali

Shacabka Gaza oo si cajiib ah uga falceliyay Warqado ay daadiyeen ciidamada Israel

Cabdi Cade
Taboola Ads ---