Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay xubnaha Beesha caalamka kala hadleen Madaxweyne Cali Guudlaawe? (Sawirro)

Saaxiibbada Soomaaliya ee caalamka ayaa maanta kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Waxa ay soo dhoweeyeen dadaalkiisa ku aaddan dhammeystirka doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Hirshabeelle iyo dardargelinta doorashooyinka Golaha Shacabka.

Sidoo kale waxay ku amaaneen dadaalladiisa joogtada ah ee uu ku gaarayo dhammaan beelaha iyo sida ay uga go’an tahay in la xaqiijiyo qoondada haweenka ee boqolkiiba 30-ka ah ee baarlamaanka Soomaaliya sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay QM.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo saaray ammaro ku socda Shirkadaha Isgaarsiinta

Cabdi Cade

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

RW Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlay Hiigsiga Yoolasha QM (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---