Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynaha Hirshabelle oo soo saaray Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa goordhaw soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.

Madaxweynaha Hirshabelle liiskan uu soo saaray ayaa ah kuwa ugu badan ee u tartamaya doorashada Aqalka Sare, waxaana 8-da Kursi ee Hirshabelle ku leedahay Aqalka Sare u tartamaya in ka badan 30-Musharax.

https://youtu.be/paUin6XbmBA

Related posts

Jubbaland oo ka hadashay Ciidankii ka goostay kuna biiray Milatariga Soomaaliya

Cabdi Cade

Wasiirad Khadiijo oo ficil halis ah ka sameysay garoonka Aadan cadde (Sawirro+Video)

Caydiid Ali

Shaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya oo beri la fasaxay (Ogow Sababta)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---