Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo si adag uga hadlay talaabooyinkii uu qaaday Farmaajo

War saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa lagu cambaareeyay Qoraalkii kasoo baxay Madaxweyne Farmaajo uu ku magacaabay Taliyaha cusub ee NISA sidoo kale Fahad Yaasiin uga dhigay la taliyihiisa Amniga.

Musharaxiinta ayaa ku tilmaamay falalka uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay yihiin kuwo baalmarsan dastuurka iyo sharciga dalka u degsan, isla markaana lagu carqaladeynayo dadaalada Ra’iisul Wasaare Rooble ee ku aadan in baaritaan daah furan iyo cadaalad la marsiiyo Kiiska Ikraan Tahliil.

Related posts

Israel oo Gaza ku dishay 5 ka mid ah Shaqaalaha samafalka

Caydiid Ali

Dil naxdin leh oo ka dhacay Hargeysa & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Dacwado la xiriira afar dambi oo lagu soo oogayo Madaxweynihii hore ee Mareykanka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---