Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ogeysiis Muhiim ah: Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar oo fulinaya indho fiiqis bilaash ah

OGEYSIIS OGEYSIIS :

Waxaa la ogeysiinayaa bulsha waynta Soomaliyeed ee ku nool gobollada kala ah Shabeelaha hoose iyo Galguduud in Hey’adda Al-Nur Foundation oo kaashansysa Isbitaalka takhasusiga iyo tacliinta ee Dalmar in ay fulineyso qalliimo indho fiiqis lacag la’aan ah.

Isdiwaangalainta Gobolka Shabeelada Hoose waxay ka socota isbitaallada kala ah:

  1. Isbitaalka Fiqi
  2. Isibitaalka takhasusiga ee Soomaaliya
  3. Isbitaalka Lafoole
  4. Isbitaaalka guud ee Afgoye

Isdiwaangalainta Gobolka Galgaduud waxay ka socota isbitaallada kala ah:

  1. Isbitaalka guud ee Galgadud
  2. Fayocare – Dhusamareeeb
  3. Fayocare – Guriceel

Fadlan ogow is diwaangalinta waxay ku eg tahay 25/09/2021.

Nagala so xiriir lambarka gaaban ee  2666 ama mobile: 0613917070/0613927070/0613937070.

Mahadsanidiin.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Boqortooyada Sacuudiga oo ka walaacsan in Mareykanka dhabarka xijinayo Xilli Adag !!

Cabdi Cade

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaanno dhawaan labo beel ku dagaallameen (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Putin oo si adag uga hadlay aflagaaddeynta Nabi Muxammad NNKH

Cabdi Cade
Taboola Ads ---