Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne ku-xigeen loo diiday inuu dalkiisa ka dhoofo & sababta ka dambeysa

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa laga hor istaagay inuu ka dhoofo dalka xilli uu ku wajahnaa Uganda.

Ruto ayaa saacado ku sugnaa garoonka ka hor inta aanan laga hor istaagin safarka.

Waxay saraakiisha socdaalka ka codsadeen in uu tuso warqad muujinayso in fasax uu kasoo qaatay saraakiisha dowladda iyo in kale.

Bishii July ayay aheyd markii la arkay sawir muujinayo Ruto oo la fadhiya madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni xilli uu booqasho ku tagey halkaas.

Waxaa maalmihii dambe sii xumanayay xiriirka madaxweyne ku xigeenka iyo saraakiisha sare ee dowladda.

Madaxweynaha Kenya ayaa horraan ku eedeeyay Ruto in dalka gudahiisa uu ku marayo safaro micno darro ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Indhacadde: “Imaaraadku wuxuu rabaa inuu dowladeena Somalia ula dhaqmo siduu doono”

Caydiid Ali

Isimada Puntand oo 8 qodob ka soo saaray dagaalkii ka dhacay Boosaaso (Akhriso)

Caydiid Ali

(Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---