Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo Magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qabashada Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda maamulkaas.

Xubnaha la magacaabay ayaa ka kooban 12 xubnood oo ka tirsan golaha Baarlamanka Galmudug.

Madaxweynaja GalmudugĀ  ayaa lagu wadaa inuu wareegto ku soo saaro liiska Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare inkastoo culeysyo badan ay saaran yihiin.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wax ka ogow fayraska neef-mareenka ee ku faafaya Shiinaha Walaacana abuuray

Cabdi Cade

Xildhibaanada labada Aqal oo soo gabagabeeyay Dooda cutubka 4-aad ee Dib-u-eegista Dastuurka

Cabdi Cade

Taliyeyaal ka tirsan sirdoonka Israel oo isku casilay fashilka dagaalka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---