Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Rooble oo Magacaabay Guddiyada doorashada heer Federaal & heer Dowlad Goboleed (Akhriso)

Iyadoo la tixraacayo go’aannadii Shirkii Gollaha Wadatshiga Qaran ee Arimaha Doorashooyinka ee Muqdisho ku qabsoomay 27 May ,Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu maanta oo Sabti ah 19ka Juun ,2021 soo saaray liiska kama dambeyska ah ee wax ka badalka guddiyada doorashooyinka heer Federaal ,Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Halka hoose ka aqriso dhamaan xubnaha guddiyada oo dhameystiran.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa ka jira in Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka wadaan mooshin muddo kororsi ah?

Caydiid Ali

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel kuyaala magaalada Havana

Cabdi Cade

Dakhaliga Dowladda usoo xarooday bilaha Janaayo ilaa April oo gaaray 116 Milyan Dollar

Cabdi Cade
Taboola Ads ---