Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xasan Shiikh oo qoraal xasaasi ah ka soo saaray xaalada dalka iyo shirka Wadatashiga

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Max’uud ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ugu baaqay siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saaxiibada Soomaaliya inay door ka qaataan sidii u guuleysan lahaa shirka wadatashiga doorashooyinka.

Xasan Shiikh ayaa ka hadlay xaaladda halista ah ee ay ku jirto dowladnimada Somalia dhammaan horumarkii la gaaray 8-dii sano ee la soo dhaafay, taasoo ay keentay sharciyadda ka dhammaatay hay’adihii dastuuriga ahaa iyo kala qeybsanaanta Golayaasha Baarlamaanka

Musharax, ahna xildhibaan Xasan Sheekh wuxuu sheegay in shirka ka furmay Muqdisho ay lagama maarmaan tahay in lagu gaaro go’aamo suuragelinaya in muddo kooban dalku ku aado doorasho hufan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Coronvirus oo caga dhigtay dhulka Falastiin & kiisaskii ugu horeeyey oo laga helay

Caydiid Ali

Beesha caalamka oo ka soo jawaabtay codsi xasaasi ah oo uu diray Guddoomiye Jawaari

Caydiid Ali

Maxkamad xukun ku riday 101 sano jir ka tirsanaa taliskii Adolf Hitler (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---