(Akhriso) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo amar cusub soo saaray

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed oo amray in dib loo furo dacwadaha aan ciqaabta aheyn ee hakadka loo galiyay sababo la xiriiray xanuunka Covid-19.

Guddoomiye Baashe Yuusuf wuxuu sheegay in tallaabadaan loo qaadayo sidii Bulshadu u heli laheyd adeegyada caddaaladda ee ay u baahan yihiin maadaama cudurka COVID-19 uu haatan yaraaday faafidiisa.

Hoos ka akhriso Qoraalka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -