Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Farmaajo & Musaveni oo kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Kambala (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni.

Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda, iyada oo ay madaxdu isku raaceen adkeynta xiriirka qotada dheer ee ku dhisan iskaashi iyo wax wadaqabsi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Dhiggiisa dalkaas Madaxweyne Yoweri Museveni guusha uu ka gaaray doorashooyinkii ka dhacay dalkan, isaga oo u rajeeyey horumar iyo barwaaqo Shacabka iyo dawladda Uganda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiikh Aadan Madoobe oo la kulmay Raisul Wasaarihii hore ee Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali

Afar Musharax oo u gudbay wareega labaad iyo codeynta oo bilaabatay

Caydiid Ali

Tallabada cusub uu qaaday Madaxweyne Farmaajo oo Shaki badan Abuurtay !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---