Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo War kulul kasoo saartay Ciidanka dowlada shalay geesay gobolka Gedo

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowlada Federaalka geesay gobolka Gedo.

Maamulka Jubbaland ayaa nasiib daro ku tilmaamay in gobolka Gedo ay ka jirto xaalad bini’aadanimo in dowlada federaalka doorkii laga filayay gar gaar ay halkaasi ka dejiso taa badalkeeda u daabusho ciidamo iyo hub kala duwan.

Warka kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale lagu sheegay masuuliyada waxii ka dhasha gulufka iyo ciidamada lagu daabulayo gobolka Gedo masuuliyadeeda uu qaadi doono Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Jubbaland

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

https://youtu.be/c_uYkF7gndI

Related posts

Somaliland oo eryeysa ajaaniib boqol ka badan & sababaha ka dambeeya

Caydiid Ali

Danjiraha cusub ee Somalia u fadhin doona Maraykanka oo la magacaabay

Caydiid Ali

Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---