Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo War kasoo saaray shirka lagu wado in Xalane ka dhaco

War saxaafadeed kasoo baxay golaha midowga Musharaxiinta mucaaradka ayaa soo dhaweeyay shirka lagu wado in xerada Xalane ku dhax maro Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Musharaxiinta ayaa sheegay in shirkan u arkaan mid lagu soo afjari karo ismaandhaafka siyaasadeed , waxa ayna golaha Musharaxiinta ku baaqeen in shirka lagu xakameeyo awooda iyo kutrakri falka awooda Madaxweynaha waqtigiisa dhamaatay.

Halkan ka Akhriso warka kasoo baxay Musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Imaaraadka oo ku hanjabay in uu Weerarayo magaalada dekadda leh ee Xudeydah

Cabdi Cade

Dad badan oo ku dhintay roob xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Qardho

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo kormeer shaqo maanta sameeyay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---