Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo War kasoo saartay Tacadiyada lagu hayo Shacabka Laascaanood

War Qoraal ah oo kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa si kulul looga hadlay tacadiyo la sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka kunool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Puntland ayaa sheegtay in Ciidamada Somaliland ay dileen sidoo kale dhaawaceen qaar kamid ah Shacabka Laascaanood, waxaa sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Puntland lagu sheegay in Xabsiyada lagu guray Boqolaal qof ay ku jiraan Haween iyo Caruur.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Puntland 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

War Deg Deg Ah: Dagaal xoogan oo hada ku socda magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Ciyaartoy si dirqi ah uga bad baaday Weerarkii lagu qaaday Masjidka Al Nuur

Cabdi Cade

Dowlada Itoobiya oo xilal Muhiim ah u magacawday qaar kamid ah Jabhadihii hubeesnaa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---