Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) War-Murtiyeed laga saaray shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Garowe

Waxaa magaalada Garoowe lagu gebagebeeyey shirka Madasha Aragti Wadaagga sanadlaha ah oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage.

Madashan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland, Guddoonka labada Aqal, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, Midowga Musharaxiinta iyo Marti sharaf kale.

Madasha oo sanadkan looga hadlay xasilinta dalka, dhammaystirka Dastuurka, gaarista doorasho qof iyo cod ah iyo hirgalinta nidaam Federaal oo shaqaynaya ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalaya Gudoomiyaasha labada gole ee Baarlamaanka ururada bulshada iyo marti kale, waxaana goor dhow laga saaray War murtiyeedka hoos ku qoran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Daawo Video:-Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Ergayga Midowga Yurub ee Geeska Afrika

Caydiid Ali

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo digniin adag u dirtay Shirkadaha Isgaarsiinta & Internetka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---