Allbanaadir.com
NEWS

Madaxtooyada Jubbaland oo War cusub kasoo saartay arimaha Doorashada iyo Xaalada Gedo

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay doorashada qabsoomideeda muranka badan ka taagan yahay iyo ciidamada dowlada ee jooga gobolka Gedo.

Madaxtooyada Jubbaland ayaa sheegtay in doorashada Xildhibaanada aysan ka dhici karin gobolka Gedo  oo ay tilmaantay in aysan ka jirin amaan iyo kala dambeyn.

 

Related posts

Gabar yar oo toogasho laga argagaxay ka geesatay Iskuul kuyaalla Mareykanka

Cabdi Cade

Shir Xasaasi ah oo ka dhan ahaa kooxda Daacish oo Boosaaso ka dhacay

Cabdi Cade

Daawo:-Fara galintii Madaxwayne Farmaajo ee arrintii ka dhacday Villa Somalia & Dowladda oo war ka soo saartay howlgalkii dhacay!!

Caydiid Ali
Taboola Ads ---