Allbanaadir.com
NEWS

Madaafiic goor dhow loo qeybiyey xaafado ka tirsan degmooyinka Muqdisho

Madaafiic iyo qaraxyo ayaa caawa laga maqlayaa qeybo ka mid ah degmooyinka iyo xaafadaha magaalada Muqdisho.

Madaafiicdan ayaan illaa hadda la ogeyn galka laga soo tuurayo iyo goobaha ay ku dhacayaan, iyadoo dadweynuhuna ay muujinayaan dareen cabsi leh.

Duqeyntan ayaa ku soo beegantay xili ay caawa bilatay bisha barakeysan ee Ramadaan, ka dib markii ay buuxsantay 30-ka bisha Shacbaan ayaa maalintii 1aad ee Ramadaan.

Jugta madaafiicda oo ah nooca hoobiyaha loo yaqaano ayaa weli ka dhacaya magaalada, iyadoo illaa hadda aan la ogeyn khasaaraha ay geysteen, waxaana aad u kacsan xaalada magaalada.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco boggan insha allaah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Midowga Yurub oo Israel ku eedeeyey iney gaajo u adeegsatay hub dagaal

Caydiid Ali

Xassan Shiikh: “Boobkii & awood Maroorsigii Farmaajo laga diiday ka yeeli mayno cid kale”

Caydiid Ali

(Akhriso) Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada kuraasta taalla Baraawe

Caydiid Ali
Taboola Ads ---