Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Aadan Cabdow Xareed oo isku soo dhiibay Ciidamada Milateriga dowlada Somalia

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan gobolka Bakool sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada.

Sarkaalkan isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Aadan Cabdow Xareed

Taliyaha Ururka 51aad ee guutada 9aad Deyrow Macalin Cabdi iyo Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bakool Cabdullaahi Xasan Cabdullaahi ayaa sheegaya in sarkaalkan uu isku soo dhiibay ciidamada dowladda, isla markaana uu Al-Shabaab ku biiray waqti hore.

Waxay intaas ku dareen iney soo dhoweeyeen, iska markaana uu xiriir la soo sameeyey ciidamada ka hor inta uusan ka soo goosanin Al-shabaab, wuxuuna ugu baaqay xubnaha kale ee kooxdaas iney ku daydaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wafdi ka socda dalka Qadar oo Muqdisho lagu soo dhoweeyey kana hadlay ujeedka safarkooda (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Itoobiya oo hawada ka saartay Mid ka mid ah TV-yada Soomaalida & Xog ku aadan sababta

Caydiid Ali

Boqortooyada Sacuudiga oo ka walaacsan in Mareykanka dhabarka xijinayo Xilli Adag !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---