Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Golaha Aqalka sare oo baaq culus ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS kulankiisa 3aad ee Kalfadhiga 7aad ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Kulankan oo uu guddoominayey gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa lagu qaada dhigay Ajandayaal dhowr ah, iyadoo baaq laga soo saaray Shirka loo madlan yahay ee Dhuusamareeb 3 oo saacadaha soo socda furmaya

Hoos ka daalaco qoraal laga soo saaray kulankan iyo sawirada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Joe Biden iyo Xi Jinping oo kulan toos ah yeelanaya iyo Xogta Qodobada ay kawada hadlayaan

Cabdi Cade

Mareykanka oo dacwad ku soo oogay Senator loo heysto dil loo geystay Madaxweyne

Caydiid Ali

Kenya oo fulisay qodobkii ugu weynaa heshiiskii ay dhowaan la saxiixatay Farmaajo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---