Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Deni oo soo saaray amar ku socda dadka wax kala soo dega Dekadda Boosaaso

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray warqad uu ku amrayo in dekadda magaalada Boosaaso aan laga soo dejin karin caagadaha lasoo isticmaalay ee ganacsi ahaan loo keeno deegaanada Puntland.

Warqada kasoo baxday Madaxweynaha Puntland ayaa lagu faray qaar kamid ah Wasaaradaha maamulka Puntland iyo ciidamada booliiska in ay dhaqan geliyaan amarka lagu mamnuucay in la keeno ama laga ganacsado caagaga horey loo isticmaalay.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada Somalia oo dalka ku soo celisay tahriibayaal ku xanibnaa Liibiya (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Fadeexad la soo deristay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee dalka Kenya

Caydiid Ali

Australia oo qaadeysa talaabo ka dhan ah Israel

Caydiid Ali
Taboola Ads ---