Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Deni oo ka hadlay weerarkii ay ciidamada Puntland fashiliyeen

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus ee ku faafaya Somalia

Deni ayaa bogaadiyey howlgalkii Ciidamada amniga Puntland maanta ka sameeyeen Boosaaso kaasoo lagu fashiliyey weerar ay kooxda Daacish soo maleegtay.

Weerarka ayaa waxaa lagu dilay nin ka tirsanaa kooxda Daacish, halka mid kalena lagu qabtaym waxaana gacanta lagu dhigay gaari iyo waxyaabo qarxa oo raggan ay wateen sida ciidamadu sheegeen.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka hadlay arrimaha gurmadka Qardho iyo sida uu u socdo, wuxuu u mahadceliyey dhammaan cidkasta oo ka qeyb qaadatay gurmadka, guddiyadii iyo dhinacyadii kale duwanaa ee ka shaqeynayey.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa ka jira in Itoobiya dalku-galka u diiday wafdi ka socday Somaliland?

Caydiid Ali

(Daawo Video) Anas yare oo ku dhibaataysan degmada dharkeenleey oo u baahan kaalmo caafimaad oo deg deg !!

admin

Madaxweyne Uhuru oo mar kale si adag uga hadlay Xukunkii ICJ Digniina soo saaray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---