Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Jubbaland oo amaro culus ka soo saartay ka hortaga cudurka COVID-19

Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saaray awaamiir ku saabsan ka hortagga faafidda cudurka COVID-19.

War-saxaafadeed ka soo baxay guddigaas, ayaa lagu sheegay in mudda laba todobaad ah la fasaxay dhammaan goobaha Waxbarashada degaannada Jubaland, isla markaan la joojiyay dhammaan kulamada dadweynaha, si looga fogaado faafidda xanuunkan
Sidoo kale, guddiga ayaa imaamyada masaajidda ku amray inay xilliyada salaad kasta ku daraan ducada qunuudka si ummada UU ILAAHAY uga badbaadiyo xanuunka coronavirus.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ex-Wasiir Juxa oo si kulul u weeraray Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre

Caydiid Ali

Midowga Yurub oo go’aan adag ka qaatay Heshiiska Qarniga uu ku dhawaaqay Trump

Cabdi Cade

Goobo badan oo lagu iibin jiray Maan-dooriyaha oo kuyaallay Muqdisho oo la xiray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---