Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Hotel casri ah oo laga furay Garowe & Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Garoowe.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyey Ganacsatada Hotel kan Casriga ah Hirgalisay, waxaana uu ku dhiirigeliyay dhammaan Ganacsatada in kor loo qaado maalgashiga dalka.

Xarig jarka kadib, wuxuu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu dadweynaha kala qeybgalay Xafladda furitaanka Hotel Martisoor.

Kulanka sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, Xubnaha Goleyaasha Dowladda Puntland, Hogaan dhaqan, Ganacsato, Culimo, Ururada Bulshada, Qurbojoog iyo Dadweyne kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Aziz Yildirim (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaad ka taqaan Taariikhda fog uu leeyahay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Cabdi Cade

Magaalo caan ah oo laga dareemayo kuleylkii ugu xumaa muddo 80 sano ah (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---