Allbanaadir.com
NEWS

War Murtiyeed laga oo saaray shirkii Madasha Xisbiyada Qaran uga socday Turkiga (Akhriso)

Waxaa war Murtiyeed dhinacyo kala duwan taabanaya laga soo saaray shirkii xasaasiga ahaa Madasha Xisbiyada Qaran mudo shan maalin ah uga socday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

War Murtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federaalka, war Murtiyeedka ayaana lagu sheegay in dowlada ciidankii Qaranka u adeegsatay bur burinta maamul goboleedyada.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Koongareeska Mareykanka oo heshiis KMG ah ka gaaray arrin muhiim ah

Cabdi Cade

Ilmo ku dhashay wadnihiisa oo banaanka yaalla & Qaliin lagu sameeyey (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Sheekh Shariif iyo Saciid Deni oo isbaheysi sameesanaya Olole cusubna ka bilaabay Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---