Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoomiye Filish oo qaabilay Mrs. Jacqueline Saline iyo Wafdi la socday (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Md Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ku xigeenka Wakiilka hey’adda UNDP Soomaaliya Marwo Jacqueline Saline iyo Wafdi la socday.

Waxaa kulanka Guddoomiye Cumar ku wehliyay ku xigeenka Gobolka arrimaha maamulka iyo maaliyadda iyo sidoo kale saraakiil farsamo oo ka mid ah maamulka Gobolka Banadir.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimo la Xirirka iskaashiga iyo wada shaqaynta Maamulka Gobolka Banadir iyo hey’adda UNDP gaar ahaan balaarinta mashaariicda horumarineed ee magaalada Muqdisho.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku dhex qabtay biyaha ku fatahay Belad-weyne (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

(Akhriso) Koox loo heysto dembiyo culus oo la soo taagay Maxkamadda G/Banaadir

Caydiid Ali

Dad ka badan 70 qof oo ku dhintay Mashaqo ka dhacday dalka Ciraaq (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---