TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug.

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal oo musharaxa ugu cad-cad iyo Cabdinasir Aaden Cismaan iyadoo musharaxii 3aad oo ahaa Cabdullaahi Axmed Calasow uu tanaasulay.

Toos u daawo qaabka ay doorashada u socoto

DOORASHADA GUDDOONKA BARLAMAANKA 2AAD EE GALMUDUG

Doorashada guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka Galmudug.

Gepostet von Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed am Freitag, 17. Januar 2020

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -