Allbanaadir.com
NEWS

Xaaf oo War kulul kasoo saaray Xildhibaanadii looga dhawaaqay Dhuusomareeb

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa uu dhamaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa looga hor yimid Xildhibaanadii shalay ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in lala xisaabtami doono guddigii ku dhawaaqay Xildhibaanada cusub ee Galmudug, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay Xildhibaanada looga dhawaaqay Caasimada Galmudug.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Xaaf

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Farmaajo oo War ka soo saaray weerarka lagu dilay Xildhibaanad Amina Max’ed Cabdi”

Caydiid Ali

Ciidanka Itoobiya oo howlgal ku soo qabtay aasaasihii Jabhadda TPLF (Sawirro)

Caydiid Ali

Hay’adda Duulista rayidka Somalia oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Somaliland

Caydiid Ali
Taboola Ads ---