Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa waxay ganacsatada ku soo rogtay amar cusub.
Ganacsatada degaanada Jubbaland ayaa wareegtada lagu faray in aysan keeni karin badeecadaha waqtigoodu dhacay oo isticmaalkooda ay ka dhalanayso khatar caafimaad
Wasaaradda ayaa sheegtay in la ogaaday inay jiraan Ganacsato badeeco dhacday keena Kismaayo, waxayna cidii fulin weysa amarkan ugu goodisay in laga qaadi doono talaabo adag oo sharciga waafaqsan.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com