Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Jadwal kale oo loo sameeyey Doorashada hogaanka cusub ee Galmudug

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa shaaciyay jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada hogaanka Galmudug.

Jadwalkii hore ee guddigan ay soo saareen 25kii bishii hore ayaa shaqeyn waayey ka dib markii lagu mashquulay khilaafkii ka dhex aloosnaa DF iyo maamulka ahlu sunna oo muddo badan qaatay.

Hoos ka akhriso jadwalka cusub ee maanta la soo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xildhibaano aad ugu dhawaa Farmaajo oo u weecday Xasan Sheekh taageerana u muujiyay…

Cabdi Cade

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dowladda Kenya

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo bilaabay Qorshayaal halis ah oo ka dhan Odayaasha soo xulaya Ergada !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---