Allbanaadir.com
NEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka digtay Xeer maanta ka doodayaan Golaha Wasiirada

War qoraal ah oo kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shriif Sheekh Axmed ayaa looga digay Hindise Sharciyeed ay maanta ka doodayaan golaha Wasiirada Soomaaliya.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaana ka hor timid kana digtay Hindise-sharciyeedka Ha’adaha aan Dawliga ahayn, 2019 ee ay soo gudbisay Wasaarada Qorsheynta ee Xukuumada Soomaaliya lana horgeenayo golaha Wasiirada.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Madasha Xisbiyada Qaran

 

Related posts

Go’aano ka soo baxay howlgalka ciribtirka Daacish & Deni oo..

Caydiid Ali

Daawo Sawirro: Barafka faraha badan ee saameeyey nolosha Magaalooyin ka tirsan Yurub

Caydiid Ali

Qarax goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---