Guddiga Farsamada iyo Maamul u sameyta Galmudug oo la magacaabay (Magacyada)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u- heshiisiinta Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga Farsamada Maamul u sameyta  Dowlad Gobaleedka Galmudug.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Isaaq Maxamed Maxamuud  ayaa Warbaahinta u akhriyay magacyada iyo wareegtada lagu magacaabay guddigan.
Xubnaha Guddigan oo ka kooban 13-xubnood ayaa la filayaa in dhaxdooda iska doortaan Gudoomiye iyo xogheyn, waxaana xubnahan guda gali doonaan qorshaha maamul u sameynta Galmudug.
 Magacaabista guddigan ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka taagnaa khilaaf ku aadan cida soo magacabayso, Madaxweynaha Galmudug ayaana horey u sheegay in isagu soo magacaabi doono.
Halkan ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay
- Advertisement -