Puntland oo War kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee Baarlamaanka ka dhax jira

Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garawe ayaa waxa ay uga hadleen arimo kala duwan ay kamid tahay xiisada siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka Federaalka.

Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa sheegay khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho una dhaxeeya Baarlamaanka in uu wax u dhimayo Qaranimada Soomaaliya

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeed kasoo baxay Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -