Allbanaadir.com
NEWS

Xukuumada Soomaaliya oo Magacowday guddi Qaran oo 14 xubnood ka kooban (Magacyada)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa caawa magacaabay guddi loo saaray dhibaatada ka dhalatay qaraxii ka dhacay xarunta Maamulka gobolka Banaadir.

Guddiga la magacaabay ayaa ka kooban wasiiro iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay xarunta dowlada hoose.

Hoos ka akhriso qoraalka lagu magacaabay Guddiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com 
Muqdisho-Somalia 
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxay ka wada hadleen Fiqi & dhigiisa Gen. Mohsen Al-Daeri?

Caydiid Ali

Xildhibaan xabsi & ganaax ku muteystay hadal uu ku qoray baraha bulshada

Caydiid Ali

Ciyaaryahan Soomaaliya Caan ka ahaa oo u geeriyooday Caronavirus

Cabdi Cade
Taboola Ads ---