Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Aas Qaran oo Jigjiga loogu sameeyay Meydka abwaan Sangub (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta aas qaran oo aan loo kala harin loogu sameeyay caasimada degaanka ee Jigjiga Allaha u naxariistee marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaahi ciise (Sangub) oo maalmo ka hor ku geeriyooday magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Waxaa ka qeyb galay aaska Mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socotay wadamada dariska sida dowladaha Somalia, Kenya, Jabuuti, Maamulka Somaliland, iyo maamul Goboleedka Jubaland, abwaano, fanaaniin, cuqaal, ugaasyo, Salaadiin marti sharaf kale iyo dadweyne fara badan.

Sidoo kale waxaa ka qeyb galay aaska, madaxda dowlad degaanka Soomaalida oo uu horjacayo madaxweynaha maamulkaas Mustafe Cagjar.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Putin oo qaaday talaabo walaac badan ku abuurtay Mareykanka iyo Xulafadiisa Yurub

Caydiid Ali

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magalada Boosaaso

Caydiid Ali

Somaliland oo ka jawaabtay damaca Itoobiya ku dooneyso isticmaalka dekada Berbera?

Caydiid Ali