Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shil fool xun oo ka dhacay Buundo ku taalla Baydhabo & dad ku dhintay (Daawo Sawirro)

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa saaka ka dhacay shil fool xun ka dib markii gaari xamuul ah oo xambaara Wiishka uu Buundada weyn ee loo yaqaano Isha Baydhabo.

Ugu yaraan labo ruux oo kala ahaa Darawalka gaariga iyo wiil arday ah ayaa shilkaasi ku geeriyoodey, sida ay sheegeen dad ku sugan Magalada Baydhabo.

Gaariga Shilka galay ayay wararku sheegayaan inay leedahay shirkadda Korontada BECO, waxaana jira burbur xoogan oo gaaray Gaariga iyo darbiga buundada.

Shacabka Baydhabo iyo Maamulka degmada ayaa u gurmaday Gaariga Shilka galay, iyadoo ay socdaan dedaalo gaariga lagaga soo bixinayo godka buundada ee uu ku dhacay, lamana sababta shilkan keentay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com 

Related posts

Wasiirada arrimaha Dibeda Carabta oo runta u sheegay dhigooda Blinken (Sawirro)

Caydiid Ali

Muhaajiriinta iska dhiiba dalka UK oo hadda kadib la gaynayo dal kuyaala Afrika

Cabdi Cade

Ciidanka Booliiska Khaatumo oo gacanta ku dhigay gabdho Tahriibayaal ah Dibadda loo waday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---