Thursday, April 25, 2024

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay iney soo daabaceyso lacag cusub

Agaasime ku-xigeenka madaxtooyada Soomaaliya Max'ed Amiin Sheekh Cismaan ayaa sheegay in qorshayaasha dhaqaale ee dawladda Soomaaliya ay ka mid tahay in daabacaan lacagta shilin...

Kulan xasaasi ah oo Muqdisho uga socda Qoor-qoor, Guudlaawe & Musharaxiinta

Madaxda labada dowlad goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa caawa waxaa uu shir uga socdaa magaalada Muqdisho Kulankan oo ka dhacaya hoyga...

Golaha wasiirada Somalia oo ansixiyey Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu  shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku...

Daawo Sawirro: Sida quruxda ee ay u dhacday casho sharafta loo sameeyey Madaxweyne Geelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar...

Raisul Wasaare Xamsa iyo dhigiisa Dr. Mu’in Abdul Malik oo telefan ku wada hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Yemen Dr. Mu'in Abdul Malik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre. Dr. Mu'in Abdul Malik ayaa ugu...

Golaha Ammaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya Muddo kororsiga & xaalada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa goordhow shir albaabada u xiran oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ku yeelanaya xaruntooda magaalada New York. Kulanka golaha amaanka...

(Sawirro) Mid ka mid ah jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho oo dib loo dhisayo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Taleex ee Degmada Hodan. Wadadan ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ay...

Ciidamo cusub oo dhoolatus ku soo bandhigay Xeebta garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Ciidamo loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda ayaa markii ugu horeysay loo sameeyay Garoonka Aadan Cade tan iyo Burburkii Dowladdii dhexe ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs