Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)
War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya...
Amar ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu xiray garoomo ku yaalla Beerta Nabada
Garoomo lagu ciyaaro Kubada cagta ama fustelka oo ku yaalla halka loo yaqaano beerta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa la xiray, lana joojiyey in...
Isbitaalka takhasusiga ee Guuleed oo Qaliino kala duwan fulinaya
Waxaa dhamaan macaamiisha lagu wargelinaa in isbitaalka takhasusiga ee GUUULEED ay ku soo biireen takhaatiir ku takhasustay qaliinka guud kuwaas uu hogaaminaayo Dr Mohamed...
Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo 60 jirsaday & Duuliye Asli Calansido oo hambalyo direysa
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii cirka Soomaaliyeed ayaa...
Daawo Sawirada: Sanado kadib oo dib loo Howl geliyay Machadka isgaarsiinta Qaranka
Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta machadka isgaarsiinta qaranka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...
Maxaa ka jira in RW Khayre uu fasaxay dhaqaale uu ku taageeray dhismaha garoonka...
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa dhaqaale ku taageeray dhismaha garoonka Ciyaaraha Cawaale oo ku yaalla Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo.
Warar lagu kalsoon yahay...
Beesha caalamka oo fariin cusub u dirtay Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada (Akhriso)
WAR-SAXAAFADEED
Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga,...
Somaliland oo jawaab adag ka bixisey talaabadii uu qaaday danjiraha Somalia ee Kenya
Maamulka Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay ficillada uu sameeyay danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasadoor Max'uud Axmed Nuur Tarsan oo maanta ka...
Madaxweynaha Somalia oo la kulmay Thabo Mbeki iyo wafdigii uu horkacayey (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey...