Thursday, April 25, 2024

Daawo Video: “Afgambigii 21 Octoobar 1969 kii ka dib muxuu kacaankii ku tilaabsaday..? (Xasuus)

Intii ay soomaaliya gaar ahaan koonfurta ay ku hoos jireen maxmiyadii Talyaaniga dalka waxaa ka jiray dowladdii lagu magacaabi jiray rayidka, waxaana hogaanka dowladaasi...

Daawo Muuqaal “Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee...

Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ay ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika Is-bedelka ku dhacay hoggaankii dalka Itoobiya ayaa loo...

Xildhibaan Gaandhi “Dowladda Soomaaliya waxay gashay qalalaad siyaasadeed iyo mid sharci ah(Daawo Muuqaal)

Prof Mohamed Abdi Mohamed (Gandhi) oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaadka Siyaasadeed iyo midka sharci ee Dowladda Madaxweyne Maxamed...

Daawo Video: “Qaran jabkii ugu waynaa ee dalka ka dhacay yaa sabab u ahaa..?!

Inkastoo halaagii dhacay aan loo kala harin, hadana waxaa muhiim ah in mudnaanta la kala siiyo qof walibaa dhibka uu u gaystay qaranka soomaaliya iyo...

Duqa Muqdisho oo Kulan Wadatashi ah la Yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham (Daawo...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay dalkaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng....

Daawo Muuqaal “Soomalida isirkooda ama faracooda maka kasoo jeedo carab raad raac dhab ah!!...

Sida diinta Islaamka noo caddeysay ama ay cadeeyeen xeeldheerayaasha aqoonta durugsan u leh cilmiga baarista sinjiga iyo tadawurka aadmiga jiila jiilka ka dhaxlay, waxaa...

Daawo Muuqaal “Soomalida isirkooda ama faracooda maka kasoo jeedo carab raad raac dhab ah!!

Soomalida badankeed waxay aaminsan yihiin in isirkooda ama faracooda uu kasoo jeedo carabta, arrintaasi oo soomaalida qaar aysan la qabin dadkiisi carabnimada sheegtay, iyagooo qaba...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs