Daawo Video:-Kheyre oo kormeeray Xarunta cusub ee loo dhisayo hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska !!
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha, xarunta hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska iyo taallada Dhagax-tuur...