Baarlamaanka Sweden ayaa ansixitey wax ka bedelka dastuurka dalkaas, kaasoo suurta-gelinaya in la meel mariyo sharciyo adag oo ka dhan ah argagixisada ka dib dalab...
Saraakiisha Booliiska dalka Turkiga, ayaa shaaciyay xog ku saabsan qarixii Axaddii la soo dhaafay ka dhacay Turkiga iyo wareysi lala yeeshay haweeneyda lagu tuhunsan yahay...
Gantaal la sheegay in lagu sameeyay dalka Ruushka ayaa lasoo tabinayaa in uu ku dhacay gudaha dalka Poland, waxaana gantaalkan la xaqiijiyay in ay ku...
Labo qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay tuulo ku taal Poland oo u dhow xudduudda Ukraine sida ay sheegeen shaqaalaha dab-damiska, iyadoo Mareykanku sheegay...
Mowjado duqeymo ah oo ka yimid ciidamada Ruushka ayaa ruxay dalka Ukraine, iyadoo maamullada bari ilaa galbeed ay ka warbixiyeen weeraro lagu qaaday goobaha tamarta...