Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka Madaxtooyada Puntland maanta lagu dilay meel u dhow magaalada Garoowe. Cabdiweli Cabdi Kamas ayaa dhintay markii lagu furay...
Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen buuraleyda Golis ee Gobolka Bari halkaasoo ay fariisimo ku leeyihiin kooxaha Al-shabaab...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu helay in uu ka dambeeyay dil duleedka magaalada Garawe...
Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari gaar ahaan xero ciidamada daraawiishta...