Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, ayaa maanta Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay...