(Daawo Sawirro) Tahriibayaashii ugu badnaa ee Itoobiyaan ah oo ku qulqulaya Boosaaso
Waxaa degaannada Puntland ku qulqulaya tahriibayaashii ugu badnaa oo ka imaanaya dhinaca Itoobiya, iyagoo safarkooda ku beegsanaya magaalo xeebeedka. Safarka muhaajiriinta ayaa ku soo beegmaya...