Nin Dhalinyaro ah oo ku hubeesnaa Mindi ayaa weerar ku qaaday dad saarnaa gaari bas ah , weerarkan ayaana ka dhacay magaalada lagu magacaabo Luebeck ee...
Dowlada Jabuuti ayaa markeeda dooneysa in la xaliyo khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya dowlada Eritrea, waxa ayna Jabuuti codsatay in gacan laga siiyo sidii xal...
Madaxweynihii hore ee Kuuriyada Koonfureed Park Geun-hye oo fateexad ay soo wajahday ayaa lagu xukumay siddeed sano oo dheeri ah, iyadoo musuqmaasuq loo haysto. Siddeeda...
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay la wareegeen deegaanka Af Urur oo aan ka fogeyn...
Wasaaradda Arrimaha dibada Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Kooxda Al-hijra la shaqeysa al-shabaab ku dartay liiska Ururada argagixisada ah ee caalamka....
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay laanta afka Soomaaliga...
Waaxda Arrimaha Gudaha Dowladda Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka loo yaqaanno oo ah...
Xafiiska Taliye ku-xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Gen. Cabdalla Cabdalla Max’ed ayaa la sheegay in la jabsaday, iyadoo arrintana ay...
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo...