Madaxweynihii ugu horeeyey dowlad ee goboleedyada Somalia oo ka hadlay qaraxii Addis-ababa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxii lala eegtay dad dibadbax ka dhigayay Magaalada Addis Ababa halkaasoo uu tageerayaashiisa kula hadlayay...