Iran oo war cusub ka soo saartay dagaalkii ay la gashay Israel
Wakaaladda Fars oo soo xiganaysa ilo ayaa waxay sheegtay suurtagalnimada in maamulka Israa’iil uu adeegsaday uranium-ka la khafiifiyay weeraradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday Iiraan....